Dansk | English | Somali (Soomaali) | Arabisk
| Tyrkisk (Türkçe) | Urdu
| Farsi
| Serbo-kroatisk (Srpski-hrvatski)
See the site in black/white
Du er under > Soomaali > |
||||||||||
Ururada Dadka Naafo Qaba ee qof kasta loogu talogalayMaanta si weyn bay u yar yihiin dadka naafo qaba ee ka tirsan qowmiyadaha tirada yar ee xubin ka ah ururada Daanishka ee dadka naafo qaba. Taa macnaheedu waxa weeye tiro badan oo dad ah ayaa ka maqan barnaamijyada bulsho iyo gargaarka iyo taageerada xirfadeed ee laga helo xubinnimada urur ay leeyihiin dadka naafo qaba. Ururka DSI Youth waxa uu rabaa inuu arrintan wax ka beddelo isaga oo soo saaray mashruuca, " Ururada Dadka Naafo Qaba ee qof kasta loogu talogalay", oo leh hawlaha ay ka mid yihiin dadka naafo qaba oo la siiyo war ku saabsan fursadaha iyo adeegyada ay bixiyaan ururadu.
|
SHEEKOOYINKA XUBNAHA guji sawirada
|
|||||||||
SUMH, Kløverprisvej 10B, 2650 Hvidovre | Tlf. 36 38 85 55 | www.h-f-a.dk | www.sumh.dk
Webdesign: www.design-inc.dk | CMS-system: www.medie-grafik.dk